BOQOR BUURMADAW OO SI ADAG UGA HADLAY XAALADDA DEGDEGA AH, KUNA BAAQEY IN RIDO GUDDOOMIYE BAASHAHA GOLAHA WAKIILADA

0
15

Abu Dhabi(Saxilnews.com)-Boqor Cismaan Aw Maxamuud Buurmadoow oo ka mida Madax-dhaqameedka Somaliland oo ku sugan wadanka Isutaga Imaaraadka Carabta, ayaa ka horyimi xukunkii deg deg ahaa ee Madaxweyne Biixi ku soo rogay degmooyinka Ceel-afweyn, Gar-adag iyo Ceerigaabo.

Dhinaca kale Boqor Buurmadoow ayaa waxa uu ku baaqay in xilka laga qaado guddoomiyaha golaha Wakiilada Baashe Maxamed Faarax.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

 

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here