Addis Ababa(Saxilnew.com)-Afhayeen goor dhaweyd u Hadley shirkada Ethiopia Airline ayaa waxaa uu shaaciyey in dhamaan dadkii saarnaa diyaaradii saaka bur burtey ee Ethiopia Airline ay geeriyoodeen
Rakaabka saarna diyaarada ayaa waxaa ay tiradoodi aheyd 149 rabaak ah iyo 8 qof oo shaqaale ah kuwaas oo qof ka bad baadey aanu jirin
Diyaarada ayaa bur burtey kadib markii ay garoonka Addis Ababa ka soo dushay hawda-na ay ku jirtay muddo 6 daqiiqo ah waxaana ay ku dhacday meel 45 Km u jirta magaalada Addis Ababa