Ruka(saxilnews.com)-Barnaamij ku saabsan Caleemo-saarka Ugaas Naasir Ugaas Xasan oo 20-kii bishan lagu caleemo-saaray magaalada Ruka oo ka tirsan gobolka Faafan ee Dawlad-deegaanka Soomaalida ee dalka Itoobiya. Waxaanu Caleemo-saarkiisu kulmiyey Madax-dhaqameed, Masuuliyiin, Aqoonyahan iyo Mudan kale oo tiro badan.
Haddaba, Xafladda Caleemo-saarka Ugaas Naasir, siday u dhacday, hadallada laga yidhi iyo taariikhda Boqortooyo ee Qoyskiisa la xidhiidhsan iyo guud ahaanba jewigii lagu caleemo-saaray, waxaannu idiinku soo gudbinaynaa muuqaalkan hoose ee daawasho wacan oo wanaagsan:-