Hargeysa (Saxilnews):- Wasiirka wasaarada warfaafinta Somaliland Cabdiraxmaan Guribarwaaqo ayaa waxaa uu markii ugu horeysay uu sharaxaad ka bixiyey sababta ay xukuumadu u ogolaan weyday in dalka ay ka shaqeyaan Idaacado madax banaan
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
https://www.youtube.com/watch?v=hys6sEcV0GQ