Hargeysa(saxilnews.com)-Wasiirka diinta iyo awqaafta Somaliland Sh Khaliil Cabdilaahi Axmed ayaa waxaa uu markii ugu horeysay uu fariin u diray culimada masaajidada khudbada ka jeediya salaada Jimcaha
Hadalka wasiirka ayaa waxaa uu ku soo beegmayaa dhawaan markii khudbadii Saalada Jimcaha uu sheekh Aadan Siiro ku dhaliilay xukuumada madaxweyne Biixi gaar ahaan madaxtooyada cusub ee la dhisaayo
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan