DAAWO MUUQALKA”GUDOOMIYAHA MAXKAMADA SARE EE SOMALILAND OO KA WARBIXIYAY SHIR CAALAMIYA UU KAGA QAYBGALAY DALKA INGIRIISKA

0
18

London(saxilnews.com)-Gudoomiyaha Maxkamada sare Ee Jamhuuriyada Somaliland Prof Aadan Xaaji Cali oo ku sugan Dalka Ingiriiska Ayaa ka Warbixiyay Shir Caalamiya oo uu kaga qaybgalay london

Sidoo kale Gudoomiye Aadan ayaa faah faahiyay goobo muhiim ah oo uu booqday iyo kulamo kale uu la qaatay madax ka tirsan Dalka Ingiriiska

Halkan ka Daawo Muuqaalka Warkan

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here