Berbera (Saxilnews.com)-Mareeyaha Cusub Ee Haamah Shidaalka Somaliland Oo Beeniyey In Wadanka Shidaal Yari Ka Jirto maruu habeenkii xlay ahaa shir jaraaid ku qabtay hotel maansoor ee berbera,waxaa uu sheegay inuu dalka shidaal yaalo isla markana ay hada rogayaan maraakiib shidaal .