Hargeysa(saxilnews.com)-Guddida Ilaalinta iyo dabo galka Hantida qaranka ee golaha wakiilada Somaliland ayaa waxaa ay hanbalyeeyeen talaabo uu madaxweyne Muuse Biixi shalay qaadey taas oo aheyd in gacanta dawlada uu ku soo celiyo haamaha Shidaalka Berbera, Parking ka iyo Amaanka madaarka Hargeysa
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan