Wariyeyaal Ka Socda Dalka Austria oo Somaliland Soo Gaadhay

0
33

Hargeysa (saxilnews) –Xubno ka mid ah jaaliyada reer Somaliland ee dalka Jarmalka ayaa maanta magaalada Hargeysa ku soo dhaweeyay koox wariyeyaal ah oo ka socda wadanka Austaria oo Somaliland ka diyaarinaya muuqaalo documentary ah oo la xidhiidha Siyaasada, Dhaqaalaha, Dhaqanka iyo Sooyaalka Taariikheed ee Fawacwayn leh.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here