DAAWO MUUQALKA”MAAREYIHII TV-GA QARANKA SOMALILAND KHADAR MAXAMED CAKULE OO DIIDAY XIL KA QAADISTII SHALAY UU KU SAMEEYAY WASIIRKA WARFAAFINTU IYO QODOBO UU UCUSKADAY

0
15

Hargeysa(saxilnews.com)-Maareeyihii Telefishanka Qaranka Somaliland Khadar Maxamed Cakule

ayaa waxaa uu ku gacan seydhay xil ka qaadistii uu shalay ku sameeyey wasiirka wasaarada Warfaafinta Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Faarax Guri Barwaaqo.

Khadar Maxamed Cakule ayaa sheegay in Wasiirku aanu xilka ka qaadi Karin maadama oo uu ku magacaaban yahay Digreeto Madaxweyne oo uu magacaabey madaxweyne Siilanyo isla markaana xilka lagaga qaadi karo digreeto Madaxweyne

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

 

https://youtu.be/l_WfbCO8IM8

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here