Shicibka Caasimada Hargeisa Oo Walaac Ka Muujiyey Wasiirka Cusub Ee Wasaarada Macdanta Tamarta + iyo Shirkada Sompower + Fariina U Diray Madaxweyne Muuse Biixi…

0
21

Shicibka Caasimada Hargeisa Oo Walaac Ka Muujiyey Wasiirka Cusub Ee Wasaarada Macdanta Tamarta + iyo Shirkada Sompower + Fariina U Diray Madaxweyne Muuse Biixi…

Tan iyo intii Somaliland jirtay tamarta laydhku wuxuu soo maray marxalado kale duwan, waxa jiray waqti ay dadka u baxayeen mishiinada sameyska ah ee hadhaagii siyaad bare.

Kabacdi waxa abuurmay shirkado yaryar oo dad ganacsato iyo qurba joogi sameeyeen.

Waa dadaal ay umadu iskeed u sameysay qiimaha laydhkuna muu aheyn sida uu maanta yahay dadkana wax dhibaato ahi kamay haysan .
Kadib waxa bilaabmay kooxo ganacsato ah oo la wareegay mishiinadii laydhka .

Taasi waxay ku keentay shicibka in loo galo hishiisyo kala duwan oo marxalado marayey shicibkana dhibaato ku noqotay .

Wasiirka wasaarada macdan iyo tamarta iyo shirkada sompower oo is barkan iyada oo uu dareen kooto ahi jiray wasiirkuna ahaa maareeyihii hore ee shirkada taasina waa warwarka keentay iyo tuhumka shabacku qabo

Markii ay aasasmeen midowga shirkadaha laydhku waxa bilaabmay in habdhaqankii wax weyn laga badalay taasoo isasoo tarayso shacabkuna walaac weyn ka muujiyeen waxaana hada muuqata in maareeyihii hore sompower laga dhigay wasiirka tamarta hadaba taasi maxay ku keeni kartaa shacabka?!

Wasiirkuna ma wuxuu noqon doonaa mid qaranka u shaqeeya mise mid u fadhiya cid gaara?!

Qodobada ay dadku walaaca ka muujiyeen inayaan hadii shirkad kaliyi kooto loo xidho

1. Marka qofka lagac lagu yeesho wiiga koowaad dab ma heleyo
2. Ganaaxyo ayaa iman kara
3. Saacado khaasa oo ay keesan karaan
4. Adeegoo hoos u dhaca
5. Qiimaha oo wixii la doono laga dhigo

Warbixintan oo muuqaala iyo dareenka shacabka goor dhow la soco ..

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here