Hargeysa (Saxilnews):- Dawlada Hoos ee magaalada Hargeysa ayaa waxaa ay durtaba bilowdeydhismaha waddo lamaahi ah ooh or marta guriga uu Hargeysa ka degan yahay madaxweynaha cusub ee Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi .
Waddan laamida ah ayaa waxaa ay isku xidhi doonta guriga Madaxweynaha iyo laamida hor marta Madaxwtooyada Somaliland .
Muuse Biixi Cabdi ayaa ilaa hada aan loo dhaarin xilka madaxweyne nimo ee Somaliland isla markaana maxkamada sare ee dalku aaney wali si rasmi ah ugu dhawaaqin
Dhinaca kale waxaa xusid Muddan ee xafado badan oo ka mid ah magaalada Hargeysa ay haysato waddo xumo aad u baahsani taas oo aaney ila hada dawlada Hoose ee Hargeysa aaney waxba ka qabanin
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan