Hargeysa(SaxilnewsXoghayihii Khayraadka Badda oo ahaa masuuliyiintii ugu miisaanka cuslaa dhinaca Gobolka Awdal ee xisbiga Waddani ku jiray ayaa goordhawayd Shaaciyey inuu ka baxay xisbiga Waddani isaga oo Borama Ku Sugan.
Masuulkani waxa uu ahaa xubnaha gacanta ku hayey codadka ugu badan Bulshada Reer Borama iyo Gobolka Awdal.
Goordhow Muuqaal Fillo.