Berbera (S N)-Waxaan manta halkan ku cabaraynayaa kordhinta xaraanta ah ee xukumada loo sameeyay in aan manta meeli uga banayn in muddo kordhin loo sameeyo xukumada manta talada haysa ee madaxwayne siilanyo hogaaminayo in ay tahaay muddo kordhin baal marsan dastuurka qaranka jamhuuriyada s,land waana mudo kordhin aan ku iman xalado macquuula oo wadanka ka jira guurtidu waxay manta iyo shalaya s,land ka waday qas iyo qalaase iyaga oo doonaya in ay dumiyaan qaranimada s,land iyo jirintankiisa waxa ay gabeen shaqadii loo igmaday oo ah badbaadin waxanay cadayateen in ay maalinta doorsho soo dhawaato ay wadankaa fowdo iyo qas ka bilaaban iyaga oo iska horkeenayaa xukumada iyo asxaabta mucaaradka ah shalay waa la ogaa waxa go,aan wada qaatay komishanka qaran asxaabta mucaardka, xukumada iyo beesha caalamka ee s,land ka tageera arimah doorashooyinka waxana lagu heshiiyay map roudkii doorshada wanay aqbaleen asxaabta mucaaradku hadaan waxa dhacday in guurtidii uu saleebaan gal hogaminayo ay yidhaahdan shikinba ma haynee waa maxay mudadan doorashada ee lagu heahiiyay waa in aynu qasnaa oo xukumada u kordhiina iyaga oo qiil ka dhigaaya kuwi horeba waa loo kordhiyay tana maxaa loogu diidayaa gurtiida waxan leeyahay wanu ognahay in aaydan wax mustaqbal ah ka laahyn s,land lexejeclona aanay idinka hayn arinkiinuna yahay in aad laalush ku qaadataan muddo ayaan u kordhinaynaa marba xukumaada ku guul daraysatay hawshii loo igmaday ee ah hogaaminta shacabka waxan odhan lahaa anigu marhaday xaalka guurtidu sidaa noqotaya wadanku uma bahnaa guurti waa in la kala diraa ileen maalin kasta waxay wadanka ka wadan qas qalalaase iyo buuq ay iyagu kicinayaaa halkay ahayd in ay dejiyaan xalada dalka oo ay nabad ku dabaalan waxay iyagu aaminen haddi anay dhibi dhicin in aanay waxba helayn kaliya waxay danaynayaa meesha shilinku ka soo galayo madaxwanahana waxaan leeyahay madaxwayne laba jeer ayaad golayaasha hoortooda ka tidhi maalin ku darsnmaayo maxaa isbedelay miyaadan kalsooni ku qabin taageerada shacabka
Abdirisaaq Maxamed (Xaajiga )
berbera2002@gmail.com
|
Home Article & Opinions Mudo Kordhinta Guurtidu Samaysay Waa Xaaran Loomana Baahna Mudo Kodhin Wakhtigan” Xaajiga...