Hargeysa (Saxilnews):- Wasiirka wasaarada Hawlaha guud iyo guryeenta Somaliland Md Cali Maxamed Xassan Cali Mareexaan ayaa waxaa uu ka maraystay dhulka danta guud ah ee la iibiyey ee uu leeyahay dugsiga hoose dhexe ee Riis oo ku yaala magaalada Hargeysa
Wasiirkan oo xukuumada u qaabilsan iibinta dhulka danta guud ah waxaa uu sheegay in aanu waxba isagu kala soconin arintaas
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan