Hargeysa(Saxilnews)Madax-dhaqameedka,odayaasha iyo bulshada beesha Gabooye ee ku dhaqan magaalada Burco ayaa si adag u durey xisbiga KULMIYE,waxaanay si adag uga hadleen munaasibad xalay ka dhacday magaalada Burco.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka
https://www.youtube.com/watch?v=wVBJVzblEfQ