Daawo:-Xisbiga Waddani Oo Shaaciyey Magaca Wasiir Ka Tirsan Xukuumada Siilanyo Oo Soo Bixiyey Amar Lagu Xidhay Masuul Xisbigaasi Ka Tirsanaa

0
20
Borama (Saxilnews):- Xoghayaha warfaafinta ee xisbiga mucaaridka ah ee Waddani oo maanta warbaahintakula Hadley magaalada Hargeysa waxaa uu shaaciyey magaca wasiir ka tirsan xukuumada Siilanyo oo soo bixiyey amarka lagu xidhay masuul xisbigaasi ka tirsan

Xoghayaha warfaafinta Waddani waxaa uu sheegay in amarka lagu xidhay masuulkan uu soo bixiyey wasiirka wasaarada waxbarsahda Somaliland Cabdilaahi Ibraahim Habane isla markaana sababta loo xidhay ay tahay Maxaad xisbiga Waddani ugu biirtey

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

https://www.youtube.com/watch?v=nXZj8JNzkEs

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here