Mareykanka Oo La Sheegayo In Ay Duqeyn Ku Dileen 10-28 Qof Oo Rayid Ah

0
16

Mareykanka Oo La Sheegayo In Ay Duqeyn Ku Dileen 10-28 Qof Oo Rayid Ah

africom

Sida lagu daabacay Sputnik International afhayeen u hadlay AFRICOM waxaa uu wargeys dhanka ciidamada ka faallooda u sheegay in ay u badan tahay in Al-shabaab ay dib ula wareegaan goobihii laga saaray haddii ay AMISOM baxdo, Ciidamada Soomaalida aaney sii heysan Karin.

AFRICOM ayaa waxaa ay weeraro ka geysataa qeybo ka tirsan koonfurta Soomaaliya, laga soo bilaabo June waxaa ay qaadeen 13 weerar oo xagga cirka ah, waxaa ay sheegayaan in ay bar-tilmaameedsadeen goobo Al-shabaab ah.

Weerarkii ugu dambeeyay waxaa uu dhacay September 13, waxaa kale qoraalku sheegayaa in baaritaan la sameeyay lagu ogaaday in 2001-dii wixii ka dambeeyay ay Mareykanka duqeyn ku dileen 10-28 rayid ah.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here