Wasiirka caafimadka somaliland iyo wafti uu hogaaminayo oo hawalo shaqo   oo aanu hore ushaaacin ku yiimi  gobolka saaxil

0
20

Wasiirka caafimadka somaliland iyo wafti uu hogaaminayo oo hawalo shaqo   oo aanu hore ushaaacin ku yiimi  gobolka saaxil .

Wasiir caafimadka

Dr saleban cise xaglo

Toosiye .wasiirka ayaa indho indhayn ugu yimi hawl shaqo maalmeedka ka socoda wasaaradka caafimada gobolka saaxil iyo degmada berbera iyo cusbitaalka degmad berbera. Isagoo wasiirku shaqaalaha ka hawal gobolka la galay shir alabaabadu u xidhan yihiin oo shaqaaluhun mid mid uwaraysatay, ka diban uga jawaabay baahiyaha shaqaalaha .

Wasiirka caafimadka somalinad  ku amaanay iskuduwaha caafimadka iyo agaasimada cusbitaalka berbera inay shaqo fiican ay qabteen oo ay gobolada somaliland iyagu ugu horeeyaan xaga shaqo , xaga maamula

 

Wasiirka caafimadka somaliland, Dr Saleban ciise xaglo toosiye ayaa halkas ku sheegay in mashaariica faro badan oo faa,iido leh dhawaan bilaami doonaa  .

Wasiirka ayaa tilmaamay inay sida ugu dhakhasiyo badan wixii karaankiisa ah uu qaban doono. Maadaam ay sandkii ugudanbeeyey uu dalka ka dhacay abaaro baaxada wayn i, xanuuno dhibaato badan , sixir barar

Iyo diyaaragarwagii dooshayooyinka somalinad oo iyadun jira.

Siidaas tarteeda  ay dhacaday inay hawalihii mashaariicada ay hakada galaan.

Wasiirka caafimadka somalinad ayaa ayaa qaabkii loo furi lahaa iskuul nursing u sheegay iskuduwaha wasaarada caafimadka gobolka saaxil Dr. Bashir Diriye jamac , iskuduwaha gobolka saaxil uu laqaatay  hawshaa isagu qaabkii loofuri lahaa iyo hashaa adag fuli doono  isagoo la kaashan doona gudoomiyaha gobolka saaxil iyo duqa degmada berbera,

Maamulada kale ee heer gobol iyo heer degmo.

Dr.bashir diriye Jamac ayaa halkaas shirka dhexdiisa uga sheegay qodobo mihiim ah oo cusbtilaalku berbera iyo cusubtilaaka  sheikha  ubaahan yihiin oo aad u mihiim ,halkaas ugu soo gudmiyey wasiirka iyo waftida  hogaaminayo ee sida kadiska ah uyimi iyagoo shaqadoodii qaranku u igmaday u yimi.

Iskuduwaacaafimadka gobolka saaxil ayaa aad ula dhacay wasiirka caafimadka oo shaqadii caafimadka gobolka oo socota inuu wasiirkoodu u yimaado

Oo yidhi mansha allaha

 

 

Isku soo wad duuboo wasiirka caafimadka somalilnad ayaa  maaha markii ugu horaysay ee wasiirku safar aan cidi ogayn uu gobolka uu ku yimaado.

Wasiirku shaqadiisa wuu ku amaanan yahay.

 

Allaha mahad leh

Diyaariye abdirahman faqaatiir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here