Sallexlay:-(SAXILNEWS) Murashaxa Madaxweyne ku-xigeenka Xisbiga WADDANI Dr. Maxamed Cali Maxamed ayaa shacbiga rer Sallexlay ugu bushaareeyay inuu fulindoono ballanqaadka ugu horeeyay inuu u fulindoono shacbiga degaanka Sallexley, marku xilka talada Dalka ku guulaysto Xisbiga WADDANI haddii alle idmo.
Halkan Ka Daawo