Hargeysa(Saxilnews)-Aqoonyahan Yuusuf Cabdi Xoday Oo kamida Dhalinyarada Aqoonyahanka ah ee Beesha Bariga Hargeysa ayaa wax-laga xumaado ku tilmaamay Xaalkii Wasiirka Duulistu siiyey dhigiisa Hawlaha Guud Md.Cali Mareexaan Halkan Hoose Ka Daawo Warkan oo dhan