Nairobi:-(saxilnews) Madaxweynaha dalka Kenya, Uhuru Kenyatta oo dib u doorashadiisa ay waxba kama jiraan ka soo qaaday maxkamadda saree ee Kenya ayaa mar uu ka hadlayay suuqa Burma ee magaalada Nairobi waxaa uu guddomiyaha maxkmadda sare, David Maraga iyo garsooreyaasha maxkamad ku tilmaamay kuwa ”burcad ah”.