DAAWO: ANGOLA OO LOO DOORTAY MADAXWEYNE MURAN WAYNI HADHEEYAY GUUSHIISA

0
19

Musharaxii Xibsiga talada dalka Angola haya u tartamayay ee Joao Lourenco, ayaa isu diyaarinaya inuu ku fadhiisto kursiga madaxweynaha ee dalkaas, ka dib markii guddida doorashooyinka dalka Angola ay ku dhawaaqeen inuu ku guulaystay doorashadii dalkaas laga qabtay.

 

Laakiin guusha xisbul xaakimka dalka Angola u dabaal degayo waxa gaashaanka u daruuray xisbiyada Mucaaridka dalkaas oo ku doodaya in lagaga shubtay oo xisbiga MPLA uu xaday codadkii la dhiibtay, laakiin gudida doorashooyinka dalka Angola ayaa sheegay in Xisbiga talada hayaa uu helay boqolkiiba 61.1, xisbiga ugu soo xigaana noqday ururkii dalkaas ka dagaalami jiray ee UNITA oo 26.7 boqolkiiba helay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here