Berbera (Saxilnews.com)-Xildhibaan Baar Siciid oo kamid ah mudanayaasha golaha wakiilada Somaliland ayaa ka hadashay dirirta mar kale kasoo cusboonaatay degmada Ceel-afwayn,waxaana ay xukuumadda ku canaanatay inay ka cago jiidayso xalinta dirirtaasi.
Sidoo kalena Xildhibaan Baar waxay baaq u dirtay odayaasha iyo waxgaradka beelaha ku diriraya deegaanada degmada Ceel-afwayn.