Hargeysa (Saxilnews):- Gudoomiyaha Cusub ee gobalka Maroodi-Jeex ee xisbiga Waddani Muddane XussenAadan Cade ayaa waxaa uu cod dheer ku sheegay in Kulmiye uu iibsanaayo kaadhadhka cod bixinta isla markaana uu jajabinaayo
Sidoo kale Gudoomiyaha ayaa ka digay arintaas cawaaqib xumada ka iman karta isla markaana waxaa uu ku baaqay in fiiro gaar ah loo yeesho arintaas
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
https://www.youtube.com/watch?v=zdzCu9MyLdg