Garoowe (Saxilnews):- Wariye Cabdisalaan Hereri oo ayaa waxaa uu dhawaan booqdey goob lasheegay in uu dega yahay isla markaana uu isk yimado jinka ku nool guud ahaan maamulka Puntland
Goobtan ayaa ku Taala Magaalada Qardho ee Maamulka Puntland waxaana magaceeda la yidhaahda HALALOW IYO HAYBOOQAN , waxaana ka qodan saddex god oo dhaadheer , Saxafi Cabdisalaan Hereri ayaa arintan ka wareystay gudoomiyaha magaalada Qardho
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan