Shantii Qodob ee Heshiiskii BoqortooyadaIngiriiska iyo Odeyaashii Dhaqanka Somaliland 1884kii. W/Q.Ambassador Cabdirisaaq Diinaari

0
21

ÌNTEDA BADAN HANTIDEY. DARIIQA LOO SOOMAREY XORIYADDA 26/June/1960. EE EYNU MAANTA XUSEYNO Waa taariikh cajiiba 1884. Waxa dowladda boqortoyadda Britian soo degeen Magaalo Madaxdda Berbera. Waxeyna heshiis kula galeen in uu saxeexo 5 qodob. Waliba waxey ku xujeeyeen iyagoon u sheegin Inuu saxeexo. Waxey soo qaatey (HARAG LA MAGDIYEY). Runtii boqoradda England waxey kugo’aansadeen iney saxeexaan iyago Markaa ka fekerayey Sidda ay Africa oo dhan u qabsadeen dadka u siiyeen Waxaan dhaamin rashinka la quuto. Isku soo wadda duubo odayashii dhaqanka Somaliland Waqtiga Ugu Magaca Weyna waxey Dowladii aanu calankeedda ka dhici jirin cadcadeeddu duhur cadd kaga saxeexeeen magalaadda Berbera. Qodobadda hoos Ku qoran.1. In Aan askari (ALIFLEAH) Oo u dhashey dalka EGLAND aanu iman Karin dhulkayaga(taliye CIIDAN mooye) macaha oo ah in CIIDAN la keenin. Sidaas darteed Askarta Waxu ka qortey dadka Reer Somaliland.2. In Gabadha Ingiriska ah ee Sarakiisa CIDANKAama Madaxdda dowladda EGLAND qabto markey Uur-Yeelato oo ey gaadho Bisha 7aad aaney ku DHALIN dalka gudahiisa. Markaasna uu ku CELIN doontid Uk ama ay (CADAN) ku soo umusho. Taasna oo macnaheedda ey uga jeedeen. In Hadii qofka dalka ku dhasha uu noqon karo MUWADIN Siddii South Africa ka dhacdey. Dalkana aaney Ugu qabsan dadka reer SOMALIALND.3. In aanu dalka ka dhisi Karin Wax (KANISAD AH AMA SCHOOL) Midna.Waxey Markaas Schoolka u raaciyeen in aanu Xagga diinta ka soo galin. Waxa inogu horeysey schooladda Ingiriiska 1940-yeedii. Laga furey dhulka Somaliland Labadda School ee CAANKA ahaa ee haldoorka SOMALIALND ka soo baxey. Ee ( SHIIKH IYO CAMUUD).4. Calanka Boqortoyadda England in aaney calankeedda ku Muddi Karin qorigiisa dhulka Somaliland. Waa Inuu sul-sudhnaadda (BIR AMAGURIGA DUSHIISA) Calanka dhulka Kama taagi kartid Waayo dhulka Anaga iska leh. Waxa cagligaa odaayasha Reer somaliland laga dhaxley in Dhamaan safaraddaha Addunka Calanka Aan ciida lagu MUDIN. Waxana caalamku isla qaatey Shirkii ( leage of Nation) ee(Los Angles) MARNABA in Aan Calanka dal Leeyahey ee dal kale taagan Aan dhulka lagu taagi Karin ee sudhnaado Meel ka sareysa ( Sidaguriga Safiirka ama uu sudhnaado BIR). Waxey keentey in caalamku isla qaato fekerka ka yimi odayaasha Reer Somaliland. In Safaradda Addunka oo dhan sidaa u dhaqmaan (Eesh Qiyasak) bal Caqliga la sheeke. ( RAGG CARADII JIR)5. In MAALINTA aanu Doono ee ku nidhaahdhno naga (BAX) in Aad dalkayaga ka baxdid.In kastuu diidey oo ragg badan oo Halgaam ahi ku dagalaameen oo ey ku shahideen Sidda Ragii ey ka midka ahaayeen ( Sheikh Bashir). Intaas Hadaan soo DHAAFO Manta Waa Malin ku Weyndadka AFSOMALIGA ku hadla. Waxana sumadeedda dadka iyo shacabka Somaliland. Waxa Markaa Maanta la gudboon dhalinyaradda Somaliland iney ogaadan taariikh Dalkani soo marey.Run ahaatii Maanta Ayaan u bahanahey halkganka dib u dhiska dalka iyo dowladda Wanaaga. Waxaan ku soo koobayaa dalkeenu Waxu MUDAN yahey Hogaan daacadd iyo xooga dhalinyaradda oo la mideeyo Si eynu u helno Somaliland qurux badan oo caalamku Mar labaad dib u aqoonsan karo. Waxaa MARNABA Iyana la hilmaami Karin Waxeynu rabnaa Siyasadd cadd oo ka midho DHALISHA wadda Hadalka SOMALIALND vs Somalia oo ka baxsan diyaradd la Sii raaci iyo Hotel la seexddo. Waxaan u bahanahey Hogaan ka fekera dalka Inuu GAADHSIIYO himiladda shacbka ee hungowddey 01/July/1960. Si loo helo Laba dowladood oo deris Wanaagsan oo WALAALO ah.Derisnimadda Dowladda Somalia iyo SOMALIALND Mahaa mid guureysa Waxase Rabaa in laga Midha dhaliyo Mustqablka Dalkan. Aragti ahaan Waxaan qabaa in Xukumadda KULMLYE 7 sano ey hogaanka heysey ku fashilantey. Balse Maanta shacabku u Oman yahey Hogaan cusub oo ka saari kara Waqtiga adag. Waa Bilaahi towfiiq Ergeyga Xisbiga Waddani u qaabilsan Waddamadda uorupian

SAXILNEWS.COM

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here