Madaxwayne Ku Xigeenka Somaliland Oo Shacabka Hargeysa La Tukaday Salaada Ciidal Fidriga Kana Hadlay Heshiiskii Ay kala Saxeedeen Dawlada Somaliland Iyo Kooxda Khaatumo

0
16

Hargaysa (Saxilnews.com)-Madaxwayne ku xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil “Saylici” ayaa maanta shacabka Hargeysa la tukaday salaadii Ciidal Fidriga,wasiir Khaliil wasiirka diinta iyo Aw-qaafta Somaliland ayaa umada reer Somaliland ugu baaqay inay isku naxariistaan isna caawiyaan loona gurmado dadkii ay halakeeyeen abaarihii dalka ka dhacay.

Madaxwayne ku xigeenka oo isna shacabka la tukaday ayaa shacabka Somaliland ugu baaqay in wada jirka la ilaaliyo isaga oo sidoo kalena ka hadlay heshiiskii ay kala saxeexdeen dawlada Somaliland iyo kooxda Khaatumo .

Halkan hoose ka daawo muuqaalka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here