Warka Daawo:-Maamulka Gobolka Sool Iyo Saraakiisha Ciidamada Qaranka Somaliland Oo Maalinkii Labaad Wada Fulinta Amaro Ay Xukuumaddu Soo Saartay By Abdisalaan Harir - June 20, 2017 0 25 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Hargeysa(Saxilnews)-Maamulka gobolka Sool iyo saraakiisha Ciidamada Qaranka Somaliland ayaa maalinkii labaad ku guda jira fulinta amar ay xukuumaddu Soo saartay oo ah in la baabiiyo goobo xukuumaddu amartay in la baabiiyo. Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka https://www.youtube.com/watch?v=xFxRyPV3MOI