Hargeysa (Saxilnews):- Dadka maskaxda ka xanuusanaya isla markaana xuskoodu aanu caadi aheyn ayaa waxaa ay ku nool yahiin nolal aad u adag kuwaas oo wheel u ah dhibicda roobka iyo falaadhaha cad ceeda
Dadkan ayaa sidoo kale waxaa ay daruufahaasi qaar ka sii adag ay galaan Bisha ramadaan waayo la xidho goobihii iyo Hoteladii ay ka cuni jireen cuntooyinka ama hanbooyinka
Halkan Hoose Ka Daawo Warbixin Arintan Laga Sameeyey