Hargeysa(Saxilnews)Maxkamadda Gobolka Maroodi-jeex ayaa Maandooriye Isbiirto ah waxay ku wareejiyeen cusbitaalka magaalada Hargeysa,waxaana uu sheegay gudoomiyaha Maxkamadda Hargeysa in la xukumay eedaysanayaashii lagu soo qabqabtay Maandooriyahan Isbiirtada.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka
https://www.youtube.com/watch?v=6MsNCDqcFwg