Hargeysa(Saxilnews)-Isuduwaha wasaaradda Caafimaadka gobolka Togdheer ayaa faahfaahin ka bixiyey halka ay marayso xaaladda Magaalada Burco oo uu dhawaan ka dilaacay xanuunka Shuban Biyoodku,sidoo kalena waxa uu shaaca ka qaaday tirada dadka ilaa hadda u jiifa xanuunkan.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka