Hargeysa(Saxilnews)Iyada oo lagu guda jiro bisha barakaysan ee Ramadan ayaa waxa warbixin laga diyaariyey qaabka dalka Turkiga gaar ahaana caasimada wadankaasi ee Istaanbuul looga soomo Bisha Ramadan iyo waxyaalaha ay kaga duwan yihiin dalalka kale ee Islaamka ah.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka
https://www.youtube.com/watch?v=LHkpAQJigPM