Hargeysa(Saxilnews)Isuduwaha wasaaradda caafimaadka gobolka Togdheer ayaa ka hadlay xaaladihii u danbeeyey ee magaalada Burco iyo marxaladda uu hadda marayo xanuunka Shuban Biyoodka ee ka dilaacay magaalada Burco .
Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka
https://www.youtube.com/watch?v=j98-ZygdAPs