Hargeysa (Saxilnews):- Waxaa xaqiiqo noqon weyday diyaarad daawo siday oo shalayka soo degtay garoonka diyaaradaha ee magaalada Burco taas oo wasiirka hawlaha guud sheegay in uu isagu dalka Keenay .
Wasiirka Caafimaadka , Isku Dawaha Wasaarada Caafimaadka ee gobalkaasi , Badhasaabka Gobalka Togdheer ayaa dhamaantood sheegay in diyaaradaas daawada sidey ay dalka keentay Haaya’dda ICRS
Waxaana arintani diyaaradu noqotey mid warar kala duwan ay ka so saran masuulyiin uu hal madaxweyne wada magaacaabey
Halkan Hoose Ka Daawo War Bixin Laga Diyaariyey
https://www.youtube.com/watch?v=NiFfLJqDLVo