Hargeysa(Saxilnews)Guddiga Wanaag Farista iyo Xumaan Reebista oo ay waheliyaan ciidamada Boolisku Somaliland ayaa digniin adag u direy dadka inta bisha Ramadan lagu jiro maalinkii karsada cuntada xaaraanta ah,waxaana ay sidoo kale farta ku fiiqeen goobo ay Hargeysa ku yaala oo ay sheegeen in fawaaxish iyo dhaqan xumo ka dhacdo.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka