Wasiirka Diinta Iyo Awqaafta Somaliland Oo Iminka Bulshada Somaliland Baaq U Diray + Nooca Uu Yahay Baaqaasi

0
19

Hargeysa (Saxinews):- Wasiirka diinta iyo awqaafta Somaliland Sheekh Khaliil Cabdilaahi Axmed ayaawaxaa uu bulshada Somaliland iyo kuwa islaamka ahba u soo jeediyey in ay u diyaar Garoobaan Bisha Barakeysan ee Ramadaan oo la filaayo in ay Caawa bilato

Sidoo kale wasiirka ayaa waxaa uu shacabiga reer Somaliland ugu baaqay in cidii aragta bilashada Bisha Ramadaan ay la soo socod siiyaan wasaarada Diinta iyo Awqaafta Somaliland

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here