Daawo:-Dawlada Somaliland Oo Ka Hadashey Sii Deynta Wariye Coldoon Iyo Cida Madaxweynaha Ka Codsatey Cafiskaas

0
16

Hargeysa (Saxilnews):- Wasiirka wasaarada warfaafinta Somaliland Cismaan Cabdilaahi Saxardiid Cadaani

ayaa waxaa uu ka Hadley cafiska uu madaxweyne Siilanyo u fidiyey Wariye Coldoon

Mr Cadaani ayaa sheegay in cafiskaasi uu yimid ka dib markii maalintii shalay aheyd ay saxaafada Somaliland madaxweynaha iyo xukuumada ka codsatey in Saxafi Cabdimaalik Cafis Lagu sii daayo .

 

Sidoo kale wasiir Cadaani ayaa waxaa uu sheegay in cafiskaas ay madaxweynaha ka codsadeen wadamada beesha calamka , madax dhaqameed iyo qoyska uu ka dhashey

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here