Hargeysa (Saxilnews):- Siyaasi Axmed Muumin Seed oo ka mid ah masuulyiinta xisbiga Kulmiye ayaa
waxaa uu maanta warbaahinta la soo hor istaagey hadalo u muuqda in ay yahiin qaar naftiisa iyo shaqasiyadiisa uu ku amaanyo isla markaana buun buunin iyo beeni ku jirto
Hore waxaa ay Soomalidu ugu maahmaahdey ” Nin Is Faaney Waa Ri Is Nuugtey ” waxaana uu yidhi isaga oo naftiisa amaanaya Axmed Muumin Seed
” Anigu waxaaan ahay siyaasi gobalada Somaliland oo dhami iskugu mid yahiin , waad ogtaay markii aan Waddani is qabanay lixda gobo lee Somaliland ba waa layga mudaharaadey runtiina aniga taageerayaasheydu meel walba wey joogan ” ayuu yidhi
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan