Gudidii Ururinta Lacagta Ee 18-ka May Oo Badka Soo Dhigey Lacagta Dadka Abaareytu Saameysay Ay U Hayaan

0
18

Hargeysa (Saxilnews):-  Gudidii Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland mudane Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo u saaray taakuleynta dadka abaaruhuu naafeeyeen ee 18-ka ayaa ku dhawaaqay qadarka lacageed ee ay soo ururiyeen.

Waxaanay gudidani sidan ka sheegeen shir-jaraa’id oo ay maanta ku qabteen xarunta madaxtooyada.

Waxaanay sheegeen inay imika gacanta ku hayaan qadar lacageed oo dhan 3,281,940.55 oo doolar. ( Saddex Malyan Laba boqol Iyo Kow iyo Sideetan Sagaal Boqol iyo Afartan Doller

Musawirka Gudidii Madaxweynuhu U Magacaaabay taakuleynta Dadka Abaareysan Oo Warbaahinta La Hadley

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here