Hargeysa(Saxilnews):- Guud ahaanba waddanka Somaliland ayaa uu aad u yar yahay wax soo saarka dhinaca beerasha khudaarta, waxaana inta badan waddanka dibadda looga keenaa khudaarta noocyadeeda kala duwan.
Haddaba dalka kuwayt ayaa waxaa uu gudaha Somaliland ka samaystay beero kala duwan oo ay ka soo go,aan khudaarta lagu isticimaalo magaalooyin ka mida dalka.
Waxaana waddankaasi kuwaynt beero khudaareed ka samaystay Hargaysa iyo Boorama oo ay ka iibiyaan khudaarta ay beeraan dalka.
Arrinkan ayaa muujinaya in shacabka waddankani aan diyaar u ahayn in ay wax soo saar muujiyaan.
Xukumadda ayaa shacabkeeda ku boorinin in ay sameeyaan wax soo saar.
Xigasho :-Hangoolnews