Hargeysa (Saxilnews):- Gudoomiyaha ku meel gaadhka ah ee xisbiga Waddani Xildhibaan CabdiqaadirXaaji Ismaciil Jirde ayaa waxaa uu ka Hadley xukunka ay maanta ku riday laba masuul oo ka tirsan xisbiga Waddani
Xildhibaanka ayaa sheegay in aanayy xukuumadu sheegin wax cadeyn ah oo ay ku xukuntey eedaysane Yoonis , isla markaana xadhiga masuulyiintaasi ay yahay xadhig siyaasadeed
Sidoo kale xildhibaan Cabdiqaadir Jirde ayaa waxaa uu xukuumada ugu hanjabey in ay soo jeesan doonan hadii ay xukuumadu joojin weydo culeyka ay ku hayso xisbiga Waddani oo dulqaadku ka dhamaan doono
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
https://www.youtube.com/watch?v=aTmo9InB7Y4