Hargeysa (Saxilnews):- Sheekh Aadan Siiro oo ka mid ah culimada waa weyn ee reer Somaliland waxaauu ka Hadley qaadhan uruurintii lagu bedelay xuska maalinta 18 May , waxaana uu sheegay in ay arintaasi aheyd mid waajib inagu ah isla markaana uu taagersan yahay
Sidoo kale Sheekh Aadan Siiro ayaa waxaa uu xukuumada ugu baaqay in aaney guddidaas ku darin isla markaana ay ka reebto dad uu sheegay in ay ku calaamadsan yahiin in xoolihii iyo hantidii umada ka dhexeysay ay kaligood qaateen oo ay meel dhigteen
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan