Jabuuti (Saxilnews) Xaflad Aad loo soo aagaasimay oo lagu xusayo Sanad guurada 26 aad ee 18 may ayaa xalay lagu qabtay Jamhuuriyada Jabuuti ,
Xafladan oo ay Soo agaasimtay Safaarada Somaliland ee Dalka Jabuuti Ayaa lagu qabtay Cornich Hotel Jabuuti , Xafladan oo ay Kasoo Qaybgaleen Safiirka Somaliland ee Jabuuti Ambassador Cabdifataax Siciid Axme , Madax Kasocotay Xisbiga Mucaaridka ee Ucid iyo Jaaliyada Jabuuti ee Dalka Somaliland . Xafladan oo Cinwaankeedu Ahaa Caawi Dadka Abaaraysan ayaa Kusoo Gabagabawday Jawi Qurxoon , COMMENTS
|
||