Hargeysa (Saxilnews):- Siyaasi Xassan Xaydh oo hore uga mid ahaan jiray xisbiga mucaaridka ahee Waddani ayaa waxaa uu maanta ku dhawaaqey in uu xisbigaasi Iska Casilay .
Siyaasigan ayan sheegin wax sabab ah oo uu xisbigaasi uga baxay balse waxuu sheegay in uu isaga iyo taageerayaashiisu ay dhawaan shaacin doonan halka ay ku biiri doonan
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan