Daawo:-Jilaaga Caanka Ah Ee Sooraan Oo Madaxwaynayaasha Maamulka Puntland Iyo Dawlad Deegaanka Somalida Itoobiya Ku Amaanay Siday Uga Qayb Qaateen Gurmad Dadka Reer Somaliland Ay Abaaruhu Halakeeyeen

0
16
Hargeysa(Saxilnews) Jilaaga caanka ah ee Sooraan ayaa madaxwaynayaasha maamulka Puntland iyo dawlad Deegaanka Somalida Itoobiya ku amaanay qaabkii ay uga qayb qaateen gurmadka,taakulaynta iyo soo dhawaynta dadka reer Somaliland ee ay abaaruhu sida xun u saameeyeen.

Waxaana uu soo bandhigay muuqaalka kooban oo ay ku amaanayaan madaxwaynayaashaasi.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://www.youtube.com/watch?v=-29Z-DG5FkE

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here