Hargeysa(Saxilnews):- taliska ciidanka Asluubta Somaliland ayaa ka hadlay eedayn ugu timid xidhibaan Cabdiqaadir Jaamac Xaamud waxaana eedayntaasi waxba kama jiraan ku tilmaamay Afhayeenka Ciidanka Asluubta Somaliland Dhame K haalid SHeekh Nuuriye oo uu weheliyo Hogaanka Ciidanka Asluubta Gaashaanle sarre Saleebaan SHeekh Cabdilaahi Yuusuf.
Halkan Hoose Ka Daawo:-