Hargeysa (Saxilnews):- Marwada Koowaad ee Qaranka Somaliland Marwo Aamina Waris Xaaji Maxamuud Jirde ayaawaxaa ay goor dhaweyd warbaahinta kala hadashey shacbiga Somaliland gudo iyo dibad ba gaar ahaan haweenka
Marwada ayaa waxaa ay dirtay Fariin ku saabsan xuska maalinta 18 May iyo abaaraha xoogan ee dalka ku dhuftey
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan