Raysal Wasaaraha Dalka Somaliya Oo Booqashadiisii Ugu Horeysay Ku Tagay Dalka Qadar , Ujeedka Safarkiisa Iyo Qaabkii Loogu Soo Dhaweeyey + Sawiro

0
21

 

Doha (Saxilnews):- Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa gaadhay magaalada Doha eedalka Qatar, halkaasoo uu uga qeyb galayo shira Doha Forum oo maanta ka furmaya Hotelka Sheraton ee magaalada Doha.

 

Wafdiga Ra’iisul Wasaaraha ayaa waxaa ku soo dhoweeyay garoonka diyaaradaha Hamad International Air Port, mas’uuuliyiin ka tirsan dowladda Qatar.

Image may contain: 2 people, people standing

Ra’iisul Wasaare Kheyre ayaa bartiisa Twitter-ka ku soo qoray inuu nabad tagay Doha, isagoo xusay in kulamo muhiim ah oo looga hadlayo arrimaha Soomaaliya la yeelan doono madax kala duwan.

Shirka Doha Forum oo ah mid sanadle ah oo ay ka qeyb galaan siyaasiyiin, aqoonyahano iyo madax kala duwan ayaa sanadkan waxaa looga hadli doonaa dhaqaalaha, maalgashiga, amniga iyo arrimaha qaxootiga.

Image may contain: 1 person, standing

Waa safarkii u horeeyay ee Ra’iisul Wasaaraha dibadda ku tago, tan iyo markii xilka loo magacaabay bishii February.

Image may contain: 1 person, sitting

Image may contain: one or more people and people standing

Ilaysnews/Moqdisho Desk

raha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa gaadhay magaalada Doha ee

dalka Qatar, halkaasoo uu uga qeyb galayo shira Doha Forum oo maanta ka furmaya Hotelka Sheraton ee magaalada Doha.

Wafdiga Ra’iisul Wasaaraha ayaa waxaa ku soo dhoweeyay garoonka diyaaradaha Hamad International Air Port, mas’uuuliyiin ka tirsan dowladda Qatar.

Image may contain: 2 people, people standing

Ra’iisul Wasaare Kheyre ayaa bartiisa Twitter-ka ku soo qoray inuu nabad tagay Doha, isagoo xusay in kulamo muhiim ah oo looga hadlayo arrimaha Soomaaliya la yeelan doono madax kala duwan.

Shirka Doha Forum oo ah mid sanadle ah oo ay ka qeyb galaan siyaasiyiin, aqoonyahano iyo madax kala duwan ayaa sanadkan waxaa looga hadli doonaa dhaqaalaha, maalgashiga, amniga iyo arrimaha qaxootiga.

Image may contain: 1 person, standing

Waa safarkii u horeeyay ee Ra’iisul Wasaaraha dibadda ku tago, tan iyo markii xilka loo magacaabay bishii February.

Image may contain: 1 person, sitting

Image may contain: one or more people and people standing

Ilaysnews/Moqdisho Desk

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here