Ceerigaabo (Saxilnews):- Waxgaradka iyo wayeelka gobalka Sanaag ayaa waxaa ay baaq iyo digniinis barkan ay u direen xukuumada Madaxweyne Siilanyo
Madax dhaqameedkan ayaa waxaa ay ka cawdeen isla markaana ay sida fiinta uga qeyliyeen in ay xukuumadu aqalkoodii ka saarto Qoyskii uu tagay gudoomiyihii hore ee Baanka Somaliland Cabdiraxmaan Ducaale Daamir
Waxaana sidoo kale ay madax dhaqameedkani xukuumada ugu baaqeen in guriga ay degan tahay agoontaasi ay faraha kala baxdo
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan